Usha baadhitaanka uurka

Baadhitaanka uurka

Baadhiyaanka waa in la baadho haddii haweenay ay uur leedahay. Nooc ka mid ah baadhitaanka waa ul yar oo aad dhex geliso muunada kaadida. Ka dib waxaad ku arki kartaa haddii aad uur leedahay ama aanad lahayn/ Waxaad ka iibsan kartaa baadhitaanka uurka xaga dukaanka dawada, farmasiilaha ama subarmaarkadka. Dhakhtarka ama dhakhtarka haweenku waxay sidoo kale fulin karaan baadhitaanka uurka iyagoo qaadaya dhiiga.

Zwangerschapstest

Test om te controleren of een vrouw zwanger is. Een zwangerschapstest is een staafje dat u in een staal urine steekt. U kunt dan op de test zien of u zwanger bent of niet. U kunt een zwangerschapstest kopen in de drogisterij, apotheek of supermarkt. De dokter of gynaecoloog kan ook een zwangerschapstest doen door bloed af te nemen.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh