Xubinta taranka haweenka gudaha oo leh tilmaanta afka ilma galeenka.

Afka ilma galeenka

Marinka dhuuban ee xaga hoose ee ilma galeenka, xaga sare ee siilka. Afka ilama galeenku waa uu balaadhaa muddada ummulida.

Baarmoedermond

Smalle ingang aan de onderkant van de baarmoeder, bovenaan de vagina. De baarmoedermond wordt breder bij de bevalling.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh