Cudurka bakteeriyada siilka
Caabuqa gudaha siilka ay sababtay bakteeriya. Dheelitiranka asiidha ka ilaaliya siilka bakteeriyada xun dhib ayaa gaadhay, Astaanta ugu muhiimsan waa dheecaan ur qadhmuun oo soo baxa. Cudurka bakteeriyada siilka waxaa lagu dawayn karaa dawooyin. Maaha cudurka galmadda lagu kala qaaddo(STI).