Fangaska cabeebka

Caabuqa gudaha siilka ay sababtay fangaska. Dheelitiranka asiidha ka ilaaliya siilka fangaska dhib ayaa gaadhay, Fangaska cabeebku waxa uu sababaa dheecaan siilka ah oo cad, cuncun iyo gudduudni. Fangaska cabeebka waxaa lagud awayn karaa dawooyin, kiriim ama kiniinka siilka (nooc kiniin ah kaas oo ku dhex milma siilka). Fangaska cabeebka maaha cudurka galmadda lagu kala qaaddo(STI).

Candida

Infectie in de vagina, veroorzaakt door een schimmel. De zuurtegraad die de vagina beschermt tegen schimmels is verstoord. Candida geeft witte afscheiding, jeuk en roodheid. Candida kan genezen met medicijnen, een crème of vaginale pil (soort tablet die oplost in de vagina). Candida is geen seksueel overdraagbare aandoening (soa).

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh