Xubnaha taranka haweenka muuqda oo leh tilmaanta kintirka.

Kintir

Xubin dareen badan oo ku taala dusha siilka, halka faruurta hoose ay isaga timaado. Marka kintirka la taabto oo la salaaxo, haweenaydu waxay yeelan kartaa hamad.

Clitoris

Erg gevoelig orgaan juist boven de opening van de vagina, waar de binnenste schaamlippen samenkomen. Wanneer de clitoris wordt aangeraakt en gestreeld, kan een vrouw een orgasme krijgen.

Standard term: Clitoris
Neutral term: Kittelaar, klit

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh