Wareega 28 maalmood: muddada dhiiga caadadu uu bilaabmo todobaadka koowaad oo ugxan siidayntu dhaco ilaa 14 mallmood. Haweenaydu waa mid rimi karta 5 maalmood ka hor iyo 1 maalin ka dib ugxan siidaynta.

Wareega

Tirada maalmaha u dhexeeya maalkitna koowaad ee haweenayda dhiigeeda caadada iyo maalinta koowaad ee muddada ku xiga. Wareegu waa ilaa 28 maalmood, laakiin waxa uu noqon karaa dhowr maalmood mid ka dheer ama ka gaaban. Ugaxan siidaynta waxay dhacdaa ilaa 14 maalmood ka hor inta aanu wareega xigaa bilaaban.

Cyclus

Aantal dagen tussen de eerste dag van de menstruatie van een vrouw en de eerste dag van de volgende menstruatie. Een cyclus duurt ongeveer 28 dagen, maar kan enkele dagen langer of korter zijn. De eisprong vindt plaats ongeveer 14 dagen voor de start van de volgende cyclus.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh