Haweenay la hadlaysa dhakhtar 

Dhakhtar

Qof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku waxa uu noqon karaa nin ama haweenay. Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka wax ku saabsan galmada, ka hortagga uurka iyo uurka. Dhakhtarka looma oggolo inuu u sheego dadka kale waxaad u sheegtay isaga ama iyadda. Tani waa macluumaad qarsoodi ah (sir).

Dokter

Iemand die gestudeerd heeft om zieke mensen te genezen. Dokters kunnen medicijnen voorschrijven. Een dokter kan een man of vrouw zijn. U kunt met een dokter praten over seksualiteit, anticonceptie en zwangerschap. Een dokter mag wat u vertelt niet aan anderen vertellen. Dat is vertrouwelijke (geheime) informatie.

Standard term: Dokter
Neutral term: Arts, geneesheer, geneeskundige, huisarts

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh