Gaynta meesha korniinka

Ilmahu waxa uu tegi karaa oo la noolaan karaa (si ku meel gaadh ah) qoys kale. Xaalada gaynta meesha korniinka, waxay u ahaanaysaa suuragal waalidka iyo ilmaha inay wada xidhiidhaan. Waalidka bay'oloji ahaan dhalay sharci ahaan waxa uu ahaanayaa waalidka ilmaha.

Pleegplaatsing

Een kind kan (tijdelijk) in een ander gezin gaat wonen. Bij een pleegplaatsing blijft de mogelijkheid van contact tussen de ouder en het kind bestaan. Voor de wet blijft de  biologische ouder de ouder van het kind. 

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh