Faytamiin K

Dhalashada ka dib, dhammaan carruurta waxay helaan faytamiin K dheeraad ah. Faytamaan K (phylloquinone) waxay lama huraan u tahay furfurka xinjirta dhiiga saxda ah. Carruurta la naasnuujiyaa waxay u baahanyihiin 150 giraam oo yar aoo faytamiin K ah 12 todobaad ee u horeeya. Caanaha foomyalada carruurta (caanaha foomyalada) hadda ka hor waxay ka koobanyihiin faytamiin K ku filan.

Vitamine K

Alle kinderen krijgen vlak na de geboorte extra vitamine K. Vitamine K (fylochinon) is nodig voor een goede bloedstolling. Baby's die borstvoeding krijgen, hebben de eerste 12 weken 150 microgram vitamine K-druppels nodig. In flesvoeding zit al voldoende vitamine K.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh