Xubinta taranka haweenka gudaha oo leh tilmaanta ugxan sidaha

Ugxandisaha

Unug ku yaala jidhka haweenayda unugyada ugxanta bislaatay. Haweenaydu waxay leedahay 2 ugxan side. Ugxan sidaha waxay ku xidhantahay dhuunta faloob, taas oo aadda ilma galeenka.

Eierstok

Orgaan in het lichaam van de vrouw waarin de eicellen rijpen. Een vrouw heeft 2 eierstokken. De eierstokken zijn verbonden met de eileiders, die naar de baarmoeder gaan.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh