Xubnaha taranka haweenka ee gudaha oo muujinaya sida ugxan siidayntu uga dhacdoo ugaxa sidaha.

Soo saarida ugxanta

Daqiiqada unuga ugxanta bislaaday la sii daayo 1 ka mida ugxan sidaha. Sii daynta ugxanta waxa uu dhacaa badhtanka wareega ilaa 14 maalmood ka hor muddada dhiiga caadada xigaa bilaabmo. Waa wakhtiga keloya ee wareega marka unuga shahwada karo bacriminta unuga ugxanta.

Eisprong

Moment waarop een rijpe eicel vrijkomt uit 1 van de eierstokken. De eisprong vindt plaats in het midden van de cyclus, ongeveer 14 dagen voor de volgende menstruatie begint. Het is het enige moment in de cyclus waarop een zaadcel de eicel kan bevruchten.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh