Kacsi la'aanta

Dhibaatada taas oo, muddada wakhtiga dheer, ninka ugu badbaan aanu weligii kacan ama aanu hayn karin kacsiga. Waa caadi in ninka wakhtiyada qaarkood aanu kacsan. Ninku waxa uu qabaa kacsi la'aanta marka ay tani dhacdo inta badan iyo muddada wakhtiga dheer.

Erectiestoornis

Een probleem waarbij een man lange tijd bijna nooit een erectie krijgt of kan aanhouden. Het is normaal dat een man soms geen erectie krijgt. Een man heeft pas een erectiestoornis als dit vaak en gedurende lange periodes gebeurt.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh