Jidhka haweenayda oo leh tilmaamaha aagaga kicinta dareenka jidhka

Aagaga kicinta dareenka jidhka

Galmo ahaan meelaha xasaasiga ah ee jidhka. Haddii meelahan ahy kacaan, waaxaad kartaa inaad kacsato. Maaha keliya xubanaha galamda iyo aaga kuw areegsan iyadaha ee xasaasiga ah, laakiin sidoo kale, dhegaha, ibta, rays ma gaadhada cagta, gacmaha, afka, iwm. aagaga kicinta dareenka jidhka way kala duwan yihiin qof kasta.

Erogene zones

Seksueel gevoelige plekjes op het lichaam. Als deze plekjes worden gestimuleerd, kunt u seksueel opgewonden geraken. Niet alleen de geslachtsdelen en de zone errond zijn gevoelig, maar ook bijvoorbeeld oren, tepels, voetzolen, handen, mond. Bij iedereen zijn de erogene zones verschillend.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh