Fikrada in dhammaan dadka ay siman yihiin oo sidaas ay tahay in loola dhaqmo. Tusaale, dadka jirran, khaniisiinta ama kuwa leh midabka maqaar kale dhammaan way siman yihiin. Sinaanta waxaa ilaaliya sharciga.
Idee dat alle mensen gelijk zijn en zo ook behandeld moeten worden. Bijvoorbeeld mensen die ziek zijn, homoseksueel zijn of een andere huidskleur hebben, zijn allemaal gelijk. Gelijkheid is opgenomen in de wet.
La xidhiidh