Sinjiga
Waxay la macno tahay, bulsho ahaan, dhaqan ahaan iyo cilmi nafsi ahaan in la noqdo nin ama haweenay. Aadamahu wax auu ku dhashaa lab ama dhedig (sinjiga bay'olojiyeed) ama waxa uu leeyahay aqoonsiga sinjiga kaas oo ku tiirsan dhaqanka iyo wakhtiga uu isaga ama iyaddu nooshahay. Dadka qaarkood waxay ku dhashaan lab ama dhedig oo waxay leeyihiin aqoonsiga sinjiga kale. Waxay dareemaan inay leeyihiin sinjiga kale.