Burooyinka xubinta taranka

Burooyinka ama ka soo baxa guudka ama hareeraha xubinta taranka ama futada. Burooyinka xubinta taranka ee uu sababay fayraska HPV iyow akhtiyada qaarkood sababa cuncun. Burooyinka xubinta taranka waa caabuqa la iskugu gudbiyo galmada (STI) aad ayayna u faahftaa. Waxaa sidoo kale waxaa lagu gudbiyaa taabashada maqaar ilaa maqaar. Kondhomku had iyo jeer kama ilaaliyo burooyinka xubinta taranka

Genitale wratten

Wratten of knobbeltjes op of rond de geslachtsdelen of de anus. Genitale wratten ontstaan door het HPV-virus en geven soms jeuk. Genitale wratten zijn een seksueel overdraagbare aandoening (soa) en zijn zeer besmettelijk. Een condoom beschermt niet altijd tegen genitale wratten.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh