Xubinta Galmada

Xubnaha muhiim ahaan loo isticmaalo in carruur lagu dhalo. Xubnaha taranka waxay muhiim u yihiin la kullmida farxada galmada. Ninka iyo haweenku waxay leeyihiin xubnaha taranka la arki karo aan la arki karin (gudaha). Xubnaha taranka la arki karo (dibada) yusaale ahaan waa guska ninka iyo faruurta siilka haeenayda iyo xubnaha taranka aan la arki karin (gudaha) wa tusaale ahaa borostaydka ninka iyo ilma galeenka haweenayda.

Geslachtsdeel

Delen van het lichaam die gebruikt worden om een baby te maken. De geslachtsdelen zijn ook belangrijk voor seksueel plezier. Mannen en vrouwen hebben zichtbare (uitwendige) en onzichtbare (inwendige) geslachtsdelen. Zichtbare (uitwendige) geslachtsdelen zijn bijvoorbeeld: de penis van de man en de schaamlippen van de vrouw. Onzichtbare (inwendige) geslachtsdelen zijn bijvoorbeeld: de prostaat van de man en de baarmoeder van de vrouw.

Standard term: Geslachtsdeel
Neutral term: Geslachtsorgaan

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh