Jabti

Caabuqaxididka kaadia (ninka) ama siilka (haweenayda). Astaamaha ugu badan ee jabtida waa dheecaan jaalle cagaar ah oo ka yimaadka guska ama siilka. Jabtida waa cudurada galmada la isugu gudbiyo (STI) oo ay sababto bakteeriya. Kondhomka waxa uu ka ilaaliyaa jabtida. Jabtida waxaa lagu dawayn karaa antibiyootiga

Gonorroe

Infectie aan de urinebuis (bij mannen) of vagina (bij vrouwen). Het meest voorkomende symptoom van gonorroe is een geelgroene afscheiding uit de penis of de vagina. Gonorroe is een seksueel overdraagbare aandoening (soa) veroorzaakt door een bacterie. Een condoom beschermt tegen gonorroe. Gonorroe kan genezen met antibiotica.

Standard term: Gonorroe
Neutral term: Druiper

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh