Naafanimada
Liidashada maskaxda ama jidhka. Liidashada jidhku waa xaalad saamaynaysa jidhka tusaale ahaan dhexda araga ama waayoda maqalka, dhibaatada dhaqaaqa ama xaalada caafimaadka. Liidashada maskaxda waa xaalada saamaynaysa caqliga, tusaale ahaan naafanimada barashada ama xaalada caafimaadka maskaxda sida walbahaarka caqliga.