Cudurka fayraska

Caabuq ay sababto fayrasku Astaamaha cudurka fayraska boog biyo galeen guudka ama hareeraha xubnaha taranka, futada ama afka. Boogahan biyahu galen waxay u qarsoontaa caadi ahaan si kedis ah. Fayraska waxa uu ku jiraa jidhka, markaas boogaha biyahu galeen waxay soo bixi karaan mar dambe. Cudurka fayraska waa caabuqa la iskugu gudbiyo galmada (STI) aad ayayna u faahftaa.

Herpes

Infectie veroorzaakt door een virus. De symptomen van herpes zijn blaasjes op of rond de geslachtsdelen, de anus of de mond. Deze blaasjes verdwijnen meestal vanzelf. Het virus blijft altijd in het lichaam. De blaasjes kunnen daarom terugkomen. Herpes is een seksueel overdraagbare aandoening (soa) en is zeer besmettelijk.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh