2 nin oo isku dhow

Khaniisnimada

Ay soo jiidaro dadka sinjiga isku midka ah: rag dareemaya soo jiidashada raga, haweenay dareemaysa inay haweenka soo jeediso. Qof waxa uu noqon karaa khaniis isaga oo aan doonay inuu la sameeyo galmo ama xidhiidh qof kale oo ay isku sinji yihiin. Qofka waa khaniis keliya haddii isaga/iyadu ay tixraacdo laftiisa am lafteeda qaabkan.

Homoseksualiteit

Zich aangetrokken voelen tot mensen van hetzelfde geslacht: mannen voelen zich aangetrokken tot mannen, vrouwen voelen zich aangetrokken tot vrouwen. Iemand kan homoseksueel zijn zonder seks of een relatie te willen met iemand van hetzelfde geslacht. Iemand is enkel homoseksueel als hij/zij zichzelf zo benoemt.

Standard term: Homoseksualiteit
Neutral term: Gay

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh