Usha ka hortaga uurka

Usha ka hortaga uurka

Qaabka ka hortagga uurka (qaabka ka hortagga uurka). Usha ka hortaga uurka waa mid yar oo u qaabaysan sida usha. Dhakhtarka waxa uu geliya shaygaas hoosta maqaarka gacankta sare ee haweenayda. Qalabka gelinta ka hortagga uurku waxay saamayn leedahay ilaa 3 sanadood.

Hormoonstaafje

Middel om zwangerschap te voorkomen (anticonceptie). Het is een klein staafje met hormonen. De dokter steekt het staafje onder de huid van de bovenarm van de vrouw. Het hormonaal implantaat werkt 3 jaar.

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh