HPV

Fayraska (human papilloma virus). Noocyada qaarkood HPV waxa uu sababaa burooyinka xubinta taranka, kansarka dhuunta afka makaanka (haweenka), kansarka futada ama xubinta taranka (raga iyo haweenka), ama kansarka afka ama hunguriga. Gudaha Netherlands, hablaha da'doodu tahay 12-13 waxaa loo bixiyaa bilaash (2 mudditaan) oo ku lid ah HPV. Tallaalka waxaa si fiican loo siiyaa ka hor inta aanay galmo ahaan firfircoonayn. Tani waxay ka ilaalin doontaa iyaga labba nooc oo khatar ah oo HPV taas oo sababta 70% xaaladood oo kansarka afka makaanka.

HPV waa cudurka galmadda lagu kala qaaddo (STI).

HPV

Een virus (humaan papillomavirus). Sommige types HPV veroorzaken genitale wratten, baarmoederhalskanker bij vrouwen of kanker aan anus of de geslachtsdelen bij mannen en vrouwen.

In Nederland krijgen meisjes van 12 en 13 jaar gratis vaccinaties (2 prikken) aangeboden tegen HPV. Het vaccin kan het beste worden gegeven wanneer ze nog niet seksueel actief zijn. Ze zijn dan beschermd tegen twee gevaarlijke HPV varianten die 70% van de baarmoederhalskanker veroorzaken.

HPV is een seksueel overdraagbare aandoening (soa).

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh