Nin iyo haweenay isku guursanaya hoolka magaalada

Guurka

Xaflada iyo qandaraaska sharci ga ah kaas oo sameeya xidhiidhka sharciga ah oo u dhexeeya 2 lamaane. Lamaanaha waxa uu noqon karaa nin (nin xaas ah) iyo haweenay (haweenay xaas ah). Sidoo kale, gudaha Beljam ninku waxa uu guursan karaa nin kale, ama haweenadu waxay guursan kartaa haweenay kale.

Huwelijk

Ceremonie en wettelijke overeenkomst die de relatie tussen 2 partners vastlegt. De partners kunnen een man (echtgenoot) of vrouw (echtgenote) zijn. In België kunnen 2 mannen of 2 vrouwen met elkaar trouwen.

Standard term: Huwelijk
Formal term: Echt, echtverbintenis

Ma u baahantahay caawimo gaar ah? Hel urur

La xidhiidh