U turjun:

Ku quudinta dhalada

Ku quudinta ilmaha caanaha buddada ah ee carruurta (foormulada) oo lagu qasay biyo. Ilmahu waxa uu ka nuugaa caanada dhalada xaga afka rabadhka ah ama silikoonta ah(ibtaIbtaKuus yar oo ku yaala dhexda ee qofka le'h naasaha. Haween iyo ragu…Akhri wax badan). Ku quudinta dhaladu waxay beddeshaa naas nuujintaNaas nuujintaHaweenayda waxay ku naas nuujinta ilmaheeda caano naaskeeda, halkii ay ka ahaan lahady…Akhri wax badan.