U turjun:
Ku quudinta dhalada
Ku quudinta ilmaha caanaha buddada ah ee carruurta (foormulada) oo lagu qasay biyo. Ilmahu waxa uu ka nuugaa caanada dhalada xaga afka rabadhka ah ama silikoonta ah(ibta). Ku quudinta dhaladu waxay beddeshaa naas nuujinta.