U turjun:

Cagaarshowga B

CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan beerka ay fayrsku sababtay. Tallaalka waxa uu ka hortaggi karaa cagaarshowga BCagaarshowga BCaabuqa beerka ay fayrsku sababtay. Tallaalka waxa uu ka hortaggi karaa cagaarshowga B.…Akhri wax badan. Waa cudurka galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan lagu kala qaado (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan). Dadka badankoodo waxaa lagu daweeyaa dawoDawoQaabka dawaynta caabuqa ama cudurka. Antibiyootiga tusaale ahaan waa dawooyin.Akhri wax badan la’aan.