U turjun:
Caabuqa
CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa uu noqon karaa fayrasFayrasQayb aad u yar oo weerari karta jidhka. Waxay si fudud ugu laban…Akhri wax badan, dullin, fangas ama bakteeriyaBakteeriyaNoole yar oo kaa dhiga inaad bukooto marka ay gasho jidhkaaga. Jamac: bakteeriya.Akhri wax badan.