U turjun:
Fayras
Qayb aad u yar oo weerari karta jidhka. Waxay si fudud ugu laban laabantaa gudaha jidhka. Fayraska waxa uu sababi karaa caabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan iyo cudarada.