U turjun:
Khaniisnimada
Ay soo jiidaro dadka sinjigaSinjigaJinsigu wuxuu ku saabsan yahay doorarka iyo rajooyinka aynu bulsho ahaan ka leenahay…Akhri wax badan isku midka ah: rag dareemaya soo jiidashada raga, haweenay dareemaysa inay haweenka soo jeediso. Qof waxa uu noqon karaa khaniis isaga oo aan doonay inuu la sameeyo galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan ama xidhiidhXidhiidhMarka 2 qof ay xidhiidh leeyihiin, waxay leeyihiin xidhiidhka midba midka kale. Waa…Akhri wax badan qof kale oo ay isku sinji yihiin. Qofka waa khaniis keliya haddii isaga/iyadu ay tixraacdo laftiisa ama lafteeda qaabkaan.