U turjun:
Guntinta limifka
Xubin yar oo ku taala jidhka Guntinta limifkaGuntinta limifkaXubin yar oo ku taala jidhka Guntinta limifka waxay soo saartaa unugyada cadcad…Akhri wax badan waxay soo saartaa unugyada cadcad ee dhiiga iyo jidh ku lidayaasha. CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan waxa uu sababi karaa guntinta limifka inay bararto. Guntinta limifka waxaa si fudud looga dareemi karaa badanka qoorka iyo kilin kilooyinka.