U turjun:
Xadhiga xudunta
Nooc tuumbo ah oo ku xidhaysa uur jiifka ilaamandheerta. Xadhiga xuduntaXadhiga xuduntaNooc tuumbo ah oo ku xidhaysa uur jiifka ilaamandheerta. Xadhiga xudunta waxa uu…Akhri wax badan waxa uu ka qaadaa kana soo qaadaa nafaqeeyayaasha iyo waxyaabaha khashinka ah mandheertaMandheertaXubin taas oo ka dhinac baxda uur jiifka gudaha ilma galeenka marka haweenaydu…Akhri wax badan. Dhalashada ka dib, xadhiga xudunta waa la jaraa.