U turjun:
Baadhida kansarka afka ilma galeenka
Dheecaan muunad ah oo laga qaado afka ilma galeenkaAfka ilma galeenkaMarinka dhuuban ee xaga hoose ee ilma galeenka, xaga sare ee siilka. Afka…Akhri wax badan. Dhakhtarka waxa uu qaadaa dhaabidaad oo wadata burush yar. Dhakhtarku waxa uu u diraa baadhitaanka shaybaadhka si in dheeraad ah loo baadho. Baadhitaanka waxa loo istcimaalaa in lagu baadho cudurada sida kansarka ilma galeenka ama cudurka galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan lagu kala qaado(STIyada).