U turjun:
Tallaal
Daawada duray ee dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan ama kalkaaliso. Tallaalku waxa uu kaa ilaaliyaa adiga inaad qaado qayb ka mid ah caabuqyada, sida HPVHPVFayraska (human papilloma virus). Noocyada qaarkood HPV waxa uu sababaa burooyinka xubinta taranka,…Akhri wax badan ama cagaarshowga BCagaarshowga BCaabuqa beerka ay fayrsku sababtay. Tallaalka waxa uu ka hortaggi karaa cagaarshowga B.…Akhri wax badan.