U turjun:

Dhakhtar

Qof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku waxa uu noqon karaa nin ama haweenay. Waxaad kala hadli kartaa dhakhtarka wax ku saabsan galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan, ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan iyo uurka. Dhakhtarka looma oggolo inuu u sheego dadka kale waxaad u sheegtay isaga ama iyadda. Tani waa macluumaad qarsoodi ah (sir).