U turjun:
Dheecaanka siilka
Dheecaanka dabiiciga ah ee ju jira siilka. Dheecaanka siilkaDheecaanka siilkaDheecaan aan midab lahayn ama cad oo ka yimaad siilka. Tani waa caadi.…Akhri wax badan waxa uu kordhaa marka haweenaydu ay kacsato. Waa shay siibsiinaya oo caawiya guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan inuu galo siilka.