U turjun:

Dheecaanka siilka

Dheecaan aan midab lahayn ama cad oo ka yimaad siilka. Tani waa caadi. Dheecaankan waxa uu ka hor istaagaa siilku inuu qalalo. Waxay sidoo kale ka ilaalisaa caabuqyada. Haweenku waxay leeyihiin dheecaan cad oo badan muddada maalmaha rimistakooda ah wareegaWareegaTirada maalmaha u dhexeeya maalkitna koowaad ee haweenayd'a dhiigeeda caadada iyo maalinta koowaad ee…Akhri wax badan iyo muddada uurka.