U turjun:
Buuryada
Qaybta maqaarka ee dhalfada (dhammaadka) eeguska. Buuryadu waxay ka ilaalisaa dhalfada bakteeriyada iyo waxyaabaha kale. Raga la gudday waxaa laga jaray buuryadooda.