U turjun:

Rimi kara

Haddii aad wax rimin karo, waxaad awoodaa inaad carurur dhasho (haddii aad haweenay tahay) ama aad samayso ilmo (haddii aad nin tahay). Haweenayda 6 maalmood ayay rimi kartaa muddada dhiigeeda caadada wareegaWareegaTirada maalmaha u dhexeeya maalkitna koowaad ee haweenayd'a dhiigeeda caadada iyo maalinta koowaad ee…Akhri wax badan, ilaa wakhtiga ugxan sii dayntaSii dayntaDheecaanka ka baxaya jidhka, tusaale, ka baxaya siilka, guska, futada. Wakhtiyada qaarkood waxaad…Akhri wax badan. Haddii ay samayso galmomuddada wakhtigan, waxa dhici karta inay uuraysato.