U turjun:
Unuga shahwada
Qayb yar oo a'h shahwada ninka taasoo bacrimin karta haweenayd'a unugeeda ugxanta. Marka unuga shahwadu bacrimiyo unuga ukuntaUnuga ukuntaUnuga sinjiga dhediga. Haweenaydu waxay ku dhalaataa unugyo ugxan badan oo ku jira…Akhri wax badan, haweenaydu waxay qaadaa uur. Xiniinyahu waxay soo saaraan malaayiin unug oo mani ah maalin kasta.