U turjun:

Unuga ukunta

Unuga sinjiga dhediga. Haweenaydu waxay ku dhalaataa unugyo ugxan badan oo ku jira ugxan sidaheeda. Laga bilaabo baaluqida ilaa wixii ka dambeeya 1 ukun ah ayaa la sii daayaa bil kasta. Marka unuga ugxanta uu bacrimiyo unuga shahwadu, haweenaydu way uuraysataa. Haddii ukunta aan la bacrimin, way dhimataa oo haweenayda waxay qaadataa muddadeedii dhiiga caadada.