U turjun:
Aqoonsiga Jinsiga
Dareenka hoose ee ninka, haweenayda ama labbadaba. Dareenka qofk’a caadi ahaan waafaqsan galmadiisuisaga ama iyada teeda jidhka. Dadka sinji beddelka ah, aqoonsiga jinsigu ma waafaqsana galmadooda.