U turjun:

Xarunta caafimaadka carruurta

Xarunta caafimada carruurta (consultatiebureau) waxay bixisaa daryeelka caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan ee carruurta da’da 0 ilaa 4. Xaga xarunta daryeelka carruurta, ilmahaagu waxa uu helaa tallaalka oo waxaad su’aalaha waydiin kartaa ku saabsan daryeelka ilmahaaga. Waa inaadan tan diiwaangelin. Ka dib dhalashada ilmahaaga marka laga diiwaangeliyan xaga degmadda (gemeente), kalkaalisaKalkaalisaQofka tababaran ee daryeelka dadka jiran sida sidii shaqo. Kalkaalisooyinku ma qori karaan…Akhri wax badan degmaddu way ku soo booqan doontaa.