Adeega caafimaadka degmadda ee dad waynaha
Eray soo gaabinta Dhajka ah ee GGD waxay u taagantahay Degmadda ama Adeega CaafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan Wada jirka ah Netherlands waxay u kala qaybsan tahay gobolo kala duwan oo gobol kastaa waxaa daboola adeega caafimaadka degmadda ee dad waynahaAdeega caafimaadka degmadda ee dad waynahaEray soo gaabinta Dhajka ah ee GGD waxay u taagantahay Degmadda ama Adeega…Akhri wax badan. Adeega caafimaadka degmadda ee dad waynaha waxa uu xooga saaraa caafimaadka dad waynaha ee mujtamaca, Waxaad tegi kartaa halkaas si ilmahaaga loo tlalaalo, wixii tallaalo ah, ee marka aad u safrayso wadan kale, ama haddii aad doonayso in lagaa baadho cudurada STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan.