U turjun:

Ku xad gudubka ilmaha

Ilmaha waxaa loogu xadgudba galmo ahaan marka lagu qasbo ama inuu lagu qalqaaliyo inay qeyb ka noqdaan jilida galmada, iyadda oo leh ama laan lahey taabashada jirka. Tani waxay ka dhici kartaa onlaynka. Tusaale ahaan: taabashada, shuminta, galmada, in ilmaha lagu qasbo sawirada qaawanaanta, isticmaalida luuqad khalaad, tusinta xubnaha taranka ama qeybinta sawirada qawanaanashaha ama fiidiyow qaawanaanshada ah ee ilmaha.

Mararka qaar ilmaha ma ogga ama ma fahamsana in lagu xadgudbaayo.

Qofka ku xadgudbaya ilmaha ayaa noqon karaa qof weyn ama qof ka yar 18 sano jir.

Netherlands, dhaqanka galmada ee u dhaxeya qofka weyn iyo qof ka yar 16 waxaa mamnuucaya sharciga, xitaa haddii ay oggolyihiin. Ma mamnuucaayo sharciga haddii ay labada fac ee isku da’da ah ee ay walaacsan yihiin cida oggolaanaysa qofka jira 18 sano iyo qof jira 15 sano ama labo ka yar da’da 14 sano. Galmada lala sameeynayo qofka ka yar 12 mar walba waxaa mamnuuca sharciga.

Ma ahan xadgudub haddii labada dhalinyarada ah ku ciyaaraya ciyaaraha galmada labadana ay ku raaxeysanayaan. Tani waxay noqon kartaa koriimada galmo caafimaad qabta. 

Faro xumeynta ama kufsiga ee ilmaha waxaa loo ciqaabaya si ka darran sida loo ciqaabo qofka dhibane ah ee qaangaarka ah. 

Sameeynta, tusida, qeybinta ama gadista sawirada qawanaanta ilmaha waxaa lagu ciqaabi doonaa xun xabsi.

Haddii aad ka markhaati kacdo ku xad gudubka carruurta ama aad ka shakido in ilma yar lagu xad gudbayo, waxaad uga warbixin kartaa si magaca la qarinayo. Waxaad uga warbixin kartaa booliska ama Veilig Thuis