U turjun:

Antibiyootiga

Dawada lagula dagaalamobakteeriyada ku jirta jidhka. Antibiyootigu waxa uu noqon karaa kiniin, buddo ama dareere kaas oo aad liqi karto, ama dareere kaas oo lagu muddo xididka ama muruqa gacantaada, ama dhiiqada taas oo aad mariso maqaarkaaga.