U turjun:
Baadhitaanka uurka
Baadhiyaanka waa in la baadho haddii haweenay ay uur leedahay. Nooc ka mid ah baadhitaanka waa ul yar oo aad dhex geliso muunada kaadida. Ka dib waxaad ku arki kartaa haddii aad uur leedahay ama aanad lahayn/ Waxaad ka iibsan kartaa baadhitaanka uurkaBaadhitaanka uurkaBaadhiyaanka waa in la baadho haddii haweenay ay uur leedahay. Nooc ka mid…Akhri wax badan xaga dukaanka dawada, farmasiilaha ama subarmaarkadka. Dhakhtarka ama dhakhtarka haweenku waxay sidoo kale fulin karaan baadhitaanka uurka iyagoo qaadaya dhiiga.