U turjun:
Baaluqid
Muddada wakhtiga jidhka ilmah'u is beddelo. Carururtu waxya noqdaan kuwa bacrisan muddada baaluqaida. Baaluqida caadi ahaan waxya bilaabantaa marka carruurtu ay u dhexeeyaan 10 iyo 14 sano jir.