U turjun:

Dagaalka galmada

Ku khasbida qof si dagaal leh, caadi ahaan jidh ahaan, inuu galmosameeyo. Tusaale ahaan, weerarid ama kufsasho qof. Dagaalka galmadu waxaa mamnuucay sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan.