U turjun:

Dareemista u galmoodka carruurta

Dareemaya soo jiidashada galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan ee carruurta. Muu mamnuucin sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan. GalmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan carruurta lala sameeyo waa mamnuuc.